Madaxweyne Farmaajo Oo Shaqada Ka Caydhiyay Garsooreyaal, Bedelkoodiina Magacaabay


(Hadhwanaagnews) Friday, August 10, 2018 11:21:22
Halkan hoose kaga bogo warkaas oo faahfaahsan

Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa shaqadii ka eryay lix ka mid ah garsooreyaasha ka hawl geli jiray maxakamada Sare ee Soomaaliya.
 
Wareegto uu soo saaray Madaxweyne Farmaajo ayaa waxa dadka uu xilka ka eryay waxa ay kala yihiin,
 
 
 
1:Sheekh Abuukor Cismaan Macalin Daahir.
 
2:Maxamed Maxamuud Maxamed.
 
3:Maxamuud Axmed Faarax.
 
4:Sheekh Cumar Aadan Maxamed.
 
5:Cabdinaasir Seeraar Axmed.
 
6:Axmed Maxamed Sheekh Ibraahim.
 
waxa uu markiiba soo magacaabay bedelka xubnaha uu




xilka ka qaaday, waxaanay kala yihiin 
1Garyaqaan Saalax Sheekh Ibraahim Dhiblaawe.
 
2:Garyaqaan Maxamed Cumar Axmed.
 
3:Garyaqaan Cabdalle Macalin Maxamed.
 
4:Garyaqaan Xaydar Barqash Abukor.
 
5:Garyaqaan Axmed Cali Muuse.
 
 



©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.