Shirkada Daqiiqda Ee Boodhari Milles Oo Kulan Layeelatay Ganacsatada Magaalada Boorama. (SAWIRO)


(Hadhwanaagnews) Monday, September 10, 2018 10:53:28
Saamigu waxa ka qaybgali kara qoomiyada Soomaaliyeed meel kasta oo ay kaga suganyihiin aduunka.

Boorama (HWN) Shir albaadadu u xidhanyihiin oo ka dhacay magaalda Boorama ayaa  shirkada Boodhari Mills ay kusoo casuumeen ganacsatada kala duwan ee Boorama.

Shirkaasi ayaana lagu soo bandhigay  macluumaadka maalgashiga Warshada Daqiiqda iyo Calafka Xoolaha ee Boodhari Milles oo la dhisayo bisha 12aad ee December 2018. 

Saamigu waxa ka qaybgali kara qoomiyada Soomaaliyeed meel kasta oo ay kaga suganyihiin aduunka.






/>

 




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.