Mareeyaha Duulista oo Shaqaalihii Duulista Ugu Cago Juglayna Inuu SHaqadda ka Joojinayo


(Hadhwanaagnews) Wednesday, October 10, 2018 18:55:14
Mareeyaha Duulista oo Shaqaalihii Duulista Ugu Cago Juglayna Inuu SHaqadda ka Joojinayo

Maareeyaha duulista ayaa doonaya inuu shaqada ka joojiyo shaqaale ku dhow 80 kuwaas oo ah shaqaalihii madaxweynuhu ka soo saarey digreetada ee uu yidhi shaqaaluhu sidoodii ayay ahaanayaan ayaa haddana mareeyahu waxa uu bilaabay qorshe uu ku doonayo inuu shaqaale badan dareeriyo.

Ujeedka uu ka leeyahay maarayahu inuu shaqaalaha dareeriyo ayaan ilaa hadda la garanayn waxaana ay wararku sheegayaa inuu maareeyahu hore shaqadda uga cay-dhiyay shaqaale gaadhaya 113 shaqaale  oo aanu wali wax jawaaba ka bixin ayaa hadana doonaya inuu maantana tan ku daro Hadaba awoodan uu maareeyuhu ku jabinayo digreetada madaxweynaha kuwii horena Ku dareeriyey ayaa la sheegayaa inuu ka haysto madaxweynaha oo ay isku reer yihiin Maareeyaha ayaa sheegay inta uu




qaadanayo inuu ku darayo bayroolka dawlada oo lacagta xagaa laga siinayo. 

Lacagtii Kale ee shirkadahaasi ayaa la sheegayaa in toos loogu shubayo account aan la garaneyn cida leh iyo meesha laga maamulayo ... Mudooyinkii u danbeeyey ayaa khilaaf lacagtaas cida qabaneysa ka dhexeeyey maareeyaha iyo wasiirka maaliyada taas oo markii danbe lagu dhameeyey madaxtooyada ayaan la garaneyn wali meesha ay ku danbeyn doonto lacagtaas adag

 




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.