Maalinti Arbacada Ee11/10/2018 Laba Hadaf Oo Dahabi Ah , Hadana Iskusidkan Somaaliland U Noqonaysa Guulaha


(Hadhwanaagnews) Friday, October 12, 2018 09:17:25
Saamaynta Ku Yeelanaysa Horimar Aygaadhay , Beesha Caalamkuna Kuso Dhiiranayso Haday Tahay Maalgashi Iyoictiraafba. By Mire Cali Xasan Nuur

Maanta saxeexi shirkada DPWorld iyo xukuumada somaaliland  New Portka berbera laka dhisayo.

 Himiladi iyo horimarkii  Somaaliland  oo madaxwayne Muuse Biixi Cabdi qalinka ku saxeexay

Riyo maalmeedki somaaliya  ku Riyoon jirtay , umay noqon Riyo habeenaydki Runta noqon Jirtay

kana noqoday Riyo maalmeedki Runta ka fogayd.

Wadaadki Riyada somaaliya u Tafsiiri jiray oo ku yidhi H.E. Mohammad Abdulahi Farmaajo RIyadaadu  waxay ahayd Riyo maalmeed an waxaba ka Jirin  , ee Hada  laka bilaabo ila gaalay riyo Habeen.

  WAA Farxad shacabka Somaaliland maanta  ku riyaaqayaan 

  Cadowgi  Somaliland ee konfurta somaliya Qalbi jab ayey ku noqoday ..






style="text-align: justify;">  Iyana waxa shalay dalka ka qabsoomay ,

shirkii caalamiga ahaa ee 27sano wixii somaaliland u qabsoomay iyo  waxay hiigsanayso mustaqbalka dhow 

waana shirkii uku horeeyey ka qabsoomay somaaliland 27sano ee somaaliland jirtay

SHIRKA shalay dhacay  caasimada hargaysa waa farsamoyin inaka maqnaa Somaliland iyo ictiraaf raadiskedana u ah  mowjado albaabo Badan oo beesha caalamka inoo furaya. 

Maalinta 11/10/2018 

WAA maalin laba guulood oo isku sidkan oo somaaliland g aadhay waa dhagaxdhiga New port berbera iyo shirkii CAALAMIKA ahaa ee ka qabsoomay hargaysa

 WAAR HOY GUUSHA SO RAAC.

SOMAALILAND GUUL IYO GOBANIMO .

[email protected]

*********************************************************************

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga

 




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.