Riyadii xalay...W/Q Ahmednur Guruje


(Hadhwanaagnews) Wednesday, November 07, 2018 14:19:44
Riyadii xalay...W/Q Ahmednur Guruje

Tan iyo intii aynu Ku kulanay mareegtan , habeenkii xalay waxaan arkay riyadii labaad ee siyaasadeed ,iyadoo riyadii horre ee siyaasadeed oo halkana aynu Ku wadaagnayna ahayd.

Xil Ka qaadistii Cali gurey , taasoo 2014 aan Ku riyooday faysal oo Cali xilka Ka qaaday .

Hadaba xalayna , waxaan Ku riyooday Somaliland oo isbahaysiyo siyaasadeed oo xooglihi




Ku loolamayaan , isbahaysiyadaas oo Kala ahaa,

Is bahaysiga kowaad , sacad muuse , ciidagale , samaroon , iyo toljecle .

Is bahaysiga labaad , habaryoonis , habar jeclo, dhulbante ,Arab iyo ayuub .

Waxana lolanka ugu wayni Ka socday , ciise muuse oo u qaybsanaa , barri iyo galbeed oo xoog u Kala qaybsanaa.




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.