Maamulka iyo Shaqaalaha Hadhwanaagnews Oo Tacsi Udiray Cabdi Shotaly Oo Walaalkii Geeriyooday.


(Hadhwanaagnews) Wednesday, November 07, 2018 20:21:52
ehelkii iyo asxaabtii uu kabaxayna uu ilaahay samir iyo iimaan k asiiyo

Tacsi tiiraanyo leh.Ilaahay naxariistiisa ha ka waraabiyo'e, waxa xalay ku geeri-yooday Al- Cayn oo ah imaaraadka Carabta, Dr Abdilaahi jama Ahmed, oo ah Abdi-shotaly walaalkii ka weyn. Illaah denbigiisa ha ka dhaafo, dhamaanteena samir iyo iimaan ha inaga siiyo.

Dhaman bahda Hadhwanaagnews waxay tacsi udirayaan Abdi Shotaly geerida ku timid Walaalkii, marxuumkana waxay ilaahay uga baryayaan inuu janooyinkiisa geeyo, ehelkii iyo asxaabtii uu kabaxayna uu ilaahay samir iyo iimaan k asiiyo









©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.