Ninka Wasiir Ku Jaha Wareersan Ayaan Madaxwayne Kuxigeen La Doonanay Oo Aan Wadani Ku Kala Dhimanay.Qalinkii ; Maxamed Cumar Aare


(Hadhwanaagnews) Friday, December 07, 2018 15:51:52
Hada waxa uu wadaa qorshihii uu is kaga hor keeni lahaa beelaha habar cafaan

Waxan aad ula  yaabanahay  hanka   wasiir axmed muumin seed waxa uu  ahaa  nin u tartamay   madax wayne ku xigeen      waligeed  taariikhda somaliland kama dhicin  nin madax wayne  ku xigeen u tartamay   in uu  han wasiir nimo dib ugu soo noqdo  waayo  hankiisuba waa  uu ka sareeyay   .

Laakiinwaxan aad ula  yaabay ninka  madaxwayne ku xigeen  aan la doonanay   ayaa buuxin  kari waayay    jaga  wasiirnimo oo  ku khal khalsan  oo saxaa fada  mar kasta  hortaagan   ,bal is barbar dhig  ku samee   wakhtigii  uu waddani ahaa  hadaladiisii    markii uu waddani u ahadlayay  waxa uu ahaa  nin  dhiiran oo  kalsooni ka muuqato. Hada   bal u fiirso   waxa  uu  shaashada 




soo fadhiisanayaa  isaga oo  kalsooni daro badani  ka muuqato  oo  qadh qadhaya  dhibaatadu halkayka haysataa  waxad dareemasaa  in  aanu buuxin karin jagadaasi   oo ay ka awood badan tahay .

Hadaba nin kan   waxa  ka mid ah   dhaqa madiisa  ama  dabeecadihiisa  waa   waa  burburiye wax uu n buu bur buriyaa  laakiin  ni waxdhis a     ma  ah  hadaan dib ugu  yara  noqdo taariikhdiisa bur burka.

1.      Waxa  uu  qayb libaax leh kasoo qaa tay   bur burkii xisbigii  ucid   waxanu  la saftay markii  uu labada  garab  u kala  jabay    garabkii  uu  hogaaminayay  C/raxmaan   ciro  isaga  oo   markaa ahaa  guddomiyihii  xisbiga  ucid ee  g/awdal   dabadeedna  raacay    garabkii   ciro ee markii  danbe isu  badalay xisbiga   waddani.

2.      Xisbigii  waddani  wixii  uu  ku sameeyay   ee iasaga  oo  heshiis  cad  la galay  in uu iskaga tanaasulo musharaxa   madaxwayne  ku xigeenka    sidii  uu u khiyaamay    ee u galay cid kasta  oo   somali land  ka  tirsani  way  og tahay   waxa     cadayn  kuugu  filan   lacagtii  uu kaqaatay   kulmiye markii uu xisbiga    waddani   khiyaamada  u dhigayay   waaka   guriga   uu  hada  galo kaga  iibsaday  magaalada  hargaysa .

3.      Hada   waxa  uu  wadaa  qorshihii uu  is kaga  hor keeni lahaa beelaha  habar cafaan   isaga   oo  u kala  qaybiyay   laba  qaybood      labadaa  qaybood  oo  kala  ah.

4.       Lix beelood  oo   subeer  ah    markasta   uu  la  galo shir doceedyo  hoose  oo uu  ku dhiiri  galiyo   in   ay  is ka  bahaystaan  lixda  beelood   ee kale  oo uu ku sheego  in ay  yihiin   cadawgooda   koobaad  dhamaan ku raasta  beelaha   habarcafaan ay  ku leeyiniin   dawlada  kulmiyme   waxa  uu  u gacan  galiyay  lixdaa  beelood     .

5.      Lixda  kale  waa  lixda  uu  ula  dhaqmayo sidii  cadawga   dagaal  adagna  waa  uu  kula    jiraa   arimahaa   uu   ku kacayaana  waxa  ay  ku keeneen iasaga  in  uu  habeen u hoyan kari waayo  magaalada   borama    hadii  uu tagana  uu  si dhuumasho  ah  uu  ku tago  dhuumashana   uu  kaga   soo  noqdo.

6.      Haddii uu  iska  gaadhiwaayo  madax wayne  muuse  biixi   waa    uu  eedi doonaa    sidii  uu  ku wii  hore   u fashiliyay si kadaran  ayuu  u fashilindoonaa     hadadan aan  joognaba   wax taageero   ah  kuma  laha   xisbiga   kulmiye  gobolka  Awdal.

 

Qalinkii  ; Maxamed   Cumar    Aare

[email protected]

*********************************************************************

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.