Hal Abuur Qoraa Xamse Riiraash Oo Maanta Ka Hadlaya Faaidada Salaada


(Hadhwanaagnews) Thursday, January 10, 2019 09:00:51
Iyada oo looga soo xanbaarayiyay rasuulka shanta salaadood toddobada samaddood dusheeda, habeenkii cajiibka

Hal abuur qoraa xamse riiraash oo maanta ka hadlaya faaidada salaada.

Salaadu waa tiir ka mida tiirarka ugu muhiimsan ee aasaska u ah   diinta islaamka.

Shay kaste oo rasuulka lagu waajibayayna, waxa lagu waajibayay isaga oo rasuulku ku sugan dhulka dushiisa ,balse  rasuulku salaada wuxuu u doonay toddobada samaddood.

Iyada oo looga soo xanbaarayiyay rasuulka shanta salaadood toddobada samaddood dusheeda, habeenkii cajiibka ee la dheelmiyay isla habbeenkoo oo rasuulku laso tusay mucjisooyin i fara badan oo noocyadeedu kala duwanaa ,sida anbiyada jannada naarta malaaigta iyo wixii la hal maala . Habeenkaas oo loogu magac darayay israa Wal micraaj.

Anbiyadii ka horreysay rasuulka dhamaantood dadka





waxay ugu yeedhayaan caabudida ilaah kaliya oo xaqa, iyagoona dadka ka nihinayay shirkayaadka iyo khuraafaadka. Sida aad quraanka ka dhex hellayso.

Salaadu waa shayga ugu weyn ee rasuulka kula dardaarmayay umaddiisa , salaadu macnaheeduna waa xidhiidh ilaahay iyo adoonkiisa oo toos u xidhiidhinasa.

Sacaadada ama farxada noloshu leedahay salaaday ku xidhantahay.  Haddaad doonaysay inay noloshu idiin hagaag tana laasima oo ilaaliya salaada.
Hamse riiraash maqaalka  maanta

[email protected]

 

 

*********************************************************************

 

 

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.