Ogaysiis:-Fanaanada Aamina Afrik Iyo Fanaaniinta Hargeysa Oo Bandhig Sugaaneed Xiiso Badan Qabanaya.


(Hadhwanaagnews) Wednesday, February 06, 2019 21:37:43
Ogaysiis:-Fanaanada Aamina Afrik Iyo Fanaaniinta Hargeysa Oo Bandhig Sugaaneed Xiiso Badan Qabanaya.

Guud ahaan dadweynaha ku nool magaalada Hargeysa waxa la ogaysiinayaa in fanaanada Aamina Afrik iyo fanaaniinta Hargeysa ay qabanayaan bandhig suugaaneed xiiso badan.

Bandhig faneedkan ayaa ka dhacaya Hotel-ka Star Box ee magaalada Hargeysa, qiimaha lagu galayaana waa $20 oo kaliya, iyada oo tigidhada lagu galayana laga helayo isla Hotel-ka bandhig faneedku ka dhacayso.

bandhig faneedka fanaanada Aamina Afrik iyo fanaaniinta Hargeysa ayaa la qabsoomaya khamiista  habeenka Jimcuhu soo galayo ee taariikhdu ku beegan tahay 07/02/2019.

Waxa dadweynaha si gaar ah loo ogaysiinayaa in amaanka goobta uu bandhig faneedku ka dhacayo ay sugayaan ciidamada booliska somaliland.









©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.